http://www.wararkiimaanta.com/components/com_gk3_photoslide/thumbs_big/173704HARGEISATRAFIC.jpglink
http://www.wararkiimaanta.com/components/com_gk3_photoslide/thumbs_big/694769kulmiye_maansoor.JPGlink
http://www.wararkiimaanta.com/components/com_gk3_photoslide/thumbs_big/3361793_xoghayaal.jpglink

XISBIGA KULMIYE OO SOO BANDHIGAY BARNAAMIJKIISA SIYAASADEED

Somaliland: Xisbiga Kulmiye oo Soo Bandhigay Barnaamij-siyaasadeedkiisa uu ku tartamayo Doorashada Madaxtooyada Somaliland Hargeysa (Wararkiimaanta):-Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay Barnaamij- Siyaasadeedkiisa ee uu doonayo inuu See details

KOMISHINKA OO SHEEGAY IN DOORASHADU DHACAYSO JUNE IYO XEERKII ANSHAXA DOORASHADA OO LA SAXEEXAY

KOMISHINKA OO SHEEGAY IN DOORASHADU DHACAYSO JUNE IYO XEERKII ANSHAXA DOORASHADA OO LA SAXEEXAY See details

ROOBAB BAAXAD LEH OO XIDHAY JIDDADKII MAGAALADA HARGEISA XISBIGA KULMIYE OO SOO BANDHIGAY BARNAAMIJKIISA SIYAASADEED KOMISHINKA OO SHEEGAY IN DOORASHADU DHACAYSO JUNE IYO XEERKII ANSHAXA DOORASHADA OO LA SAXEEXAY

NEWS

WARSAXAAFADEED MADAXTOOYADA.
Saturday, 15 May 2010
Image
Jawaab: Maqalkii SIRCULUS ee MORGAN
Monday, 26 April 2010
WM-SPORT ARSENAL 2, ZLATAN 2 (sawiro)
Thursday, 01 April 2010
Image

CHAMPIONS LEAGUE: CIYAARTII SANADKA OO XALAY DHEX MARTAY ARSENAL IYO BARCELONA Xalay waxaa iska hor yimid labada koxood ee la yidhaa waxay ciyaaraan kubbada ugu xiisaha badan amba ugu quruxda badan, labada kooxood waa Arsenal iyo Barcelona. Barcelona ayaa isla markiiba weerar aan ka go' laheyn ku... Read more...
BAYERN M. OO TIDHI: CIYAARI WAA GELIN DAMBE
Tuesday, 30 March 2010
Image

CHAMPIONS LEAGUE - BAYERN M. AYAA TIDHI CIYAARI WAA GELIN DAMBE. MAN UNITED AYAA GOOL KA GAADHSIISAY BAYERN ISLA MARKII CIYAARTU BILAABMATAY, UNA MUUQTAY INEY SI FUDUD SADEX DHIBCOOD UGALA NOQONEYSO JARMALKA. Laakiin Bayern ayaa iyadu aan marnaba is dhiibin, waxayna wareegii dambe soo noqdeen... Read more...
CHAMPIONS LEAGUE: BAYERN OO 1 DAQIIQAD WAX KA BADAN ISKA XEJIN WEYDEY ROONEY
Tuesday, 30 March 2010
Image

CHAMPIONS LEAGUE: BAYERN OO 1 DAQIIQAD WAX KA BADAN ISKA XEJIN WEYDEY ROONEY. Ciyaarta isla imika socota ee u dhaxaysay Bayern M. iyo Man U. ayaa isla markay bilaabantayba Gool la'la gaadhay kooxda Bayern M. goolkaas oo uu dheliyey W. Rooney, ayaa dhashay ciyaarta oo socotay hal daqiiqad oo... Read more...
Taratanka Odorodada 10-ka KM ee Degmooyinka caasimada Hargeysa, ayaa Shalay galab si toos ah u bilaabmay
Monday, 29 March 2010
Image

Hargeysa (wararkiimaanta)-Taratanka Odorodada 10-ka KM ee Degmooyinka caasimada Hargeysa, ayaa Shalay galab si toos ah u bilaabmay, isla markaana waxa lagu furay degmada Ibraahim Kood-buur.tartankan oo ay soo agaasimeen Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee Somaliland, ayaa waxa uu qayb ka yahyay... Read more...
DHOOLA TUSKII CHELSEA IYO MAN UNITED, SALAAN KA DHICII ARSENAL
Sunday, 28 March 2010
Image

DHOOLA TUSKII CHELSEA IYO MAN UNITED, SALAAN KA DHICII ARSENAL Horyaalka Premier League ayaa u eeg in sabtida soo socota la ogaan cidda koobka horyaalka qaadaysa. Sabtida soo socota waxaa isku soo baxaya labada naadi ee hada hogaaminaya horyaalka Premier League, kuwaas oo kala ah 1.Man unitied,... Read more...
HENRY OO LA HADAL HAYO INUU U WAREEGAYO KOOXDA NEW YORK RED BULLS
Friday, 26 March 2010
Image

THIERRY HENRY OO LA HADAL HAYO INUU U WAREEGAYO KOOXDA NEW YORK RED BULLS W.M.G. SPORT - Naadiga New york red bulls ayaa sheegay inay baadi goob ugu jiraan sidii ay u heli lahaayeen xidig cusub. Warku waxa uu intaa ku darayaa in Henry xiiseynayo inuu ka tago kooxda Barcelona ee uu hada u ciyaaro,... Read more...
MESSI OO NOQDEY CIYAARTOOYGA KUBADDA CAGTA EE UGU LACAGTA BADAN ADUUNKA
Wednesday, 24 March 2010
Image

MESSI OO NOQDEY CIYAARTOOYGA KUBADDA CAGTA EE UGU LACAGTA BADAN ADUUNKA  Messi ayaa dhaafey David Beckham, marka la eego lacagta soo gasha sannadkii. Xiddiga Messi ayaa waxaa sanadkii hore soo galay lacag ah 33 milyan oo Euro. Lacagtaas ayaa isugu jirta mushahar iyo lacago ka soo gala... Read more...
ARSENAL OO LA WAREEGTAY HOGAAMINTA PREMIER LEAGUE
Sunday, 21 March 2010
Image

Premier League ayaa waxa hada hogaaminaya naadiga reer London ee Arsenal, kadib markii ay galabta ay West Hamn kaga badi yeen 2-0. wararkiimaanta -  Sport- Bilawgiiba iyadoon ciyaartu waxba socon waxaa markiiba gool dhaliyey Denilson, 1-0 ayey ku dhamaanti qeybtii hore ee ciyaartu.Laakiin... Read more...
CIYAARTII SANADKA - ARSENAL vs BARCELONA
Friday, 19 March 2010
Image

SIDEE LAYSKUGU SOO HAGAAGAY WAREEGA DAMBE EE CHAMPIONS LEAGUE? ARSENAL vs BARCELONA BAYEN MUNCHEN vs MAN UNITED LYON vs BORDEUX INTER vs CSKA MOSKVA Hadaba ciyaarta Arsenal iyo Barcalena oo ah laba kooxood oo aad u ad adag ayaa aad u xiiso badan, weynu eegi waxay ku dhamaato iyo cida guushu... Read more...
CHAMPIONS LEAGUE: BARCELONA OO CIYAARSIISAY STUTTGART
Wednesday, 17 March 2010
Image

Barcelona ayaa 4-0 ku garaacday kooxda Stuttgart ciyaartii caawa ee Shampions League. laacibka Messi ayaa isagu dhaliyey goolkii 1-0, kii 2-0  salaxay, hadana dhaliyey kii 3-0. Kooxda Stuttgart ayaaa isku deyday xili horeba inay cadaadis saarta Barcelona, laakiinse umay suurtoobin taasi. Isla... Read more...
Isku dhicii xalay ee London - Guul daradii Chelsea - Aargoosigii Etó iyo Faankii Morinho
Wednesday, 17 March 2010
Image

"LAYGA GAMA BADIN KARO STAMFORD BRIDGE" - JOSÈ MOURINHO Isku dhicii xalay ee London -  Guul daradii Chelsea - Aargoosigii Etó iyo Faankii Morinho Josè Morinho ayaa markuu toobabare u ahaa kooxda Chelsea ayey aad u adkeyd in lagaga badiyo goroonkiisa oo ahaa Stamford Bridge.  Josè... Read more...
DROGBA - AFRICAS BEST PLAYER
Monday, 15 March 2010
Image

Drogba ayaa loo doortay inuu yahay ciyaartooyga sanadka ee 2009. Drogba, waa xidig u ciyaara dalka Côte d'Ivoire iyo kooxdiisa Chelsea. Drogba oo imika ah 32 jir, ayaa aad u wer wer geliya difaac kasta oo la kulma sababtoo ah, waan gool dhaliye si kasta amba meel kasta ka dhalin kara gool, ahna... Read more...
DAAWO: S.AFRIKA IYO DIYAAR GAROWGA WORLD CUP:KA 2010
Monday, 15 March 2010
Image

WAX KA YAR 100 CISHO AYAA KA HADHAY KOOBKII ADUUNKA EE KUBADA CAGTA. DAAWO DIYAAR GAROWGA KA SOCDA S.AFRIKA OO MARTIQAADAYSA KOOBKA ADUUNKA EE 2010.  
Koobka Kubada Cagta ee B.I.B
Thursday, 11 March 2010
Image

Koobka Kubada Cagta ee B.I.B oo ay ku Kulmin doona Qurbajoogta iyo Kooxaha Gobolada SomalilandShirkan ayaa waxa si balaadhan loogu falanqeeyay Koob kubada cagta ah oo Bisha July ee inagu soo aadan lagu qaban doono magaalo madaxda SomalilandKoobka Kubada Cagta ee B.I.B oo ay ku Kulmin doona... Read more...
ARSENAL OO KU DURDURISAY PORTO 5-0
Tuesday, 09 March 2010
Image

Arsenal ayaa si fiican ugu raaxaysatay porto ciyaartii caawa dhexmartay. Arsenal oo laacibiin badani ka maqnaayeen dhaawacyo kale duwan dartood ayaa loo baqanayey iyaduu ciyaartii hore ee dhexmartay labada kooxood ay ku dhamaatay 2-1. hadaba Arsenal oo u baahnayd inay kaga badiso porto 1-0 amba... Read more...
Ciyaartooy garoonka dhexdiisa wadnuhu isku taagay
Tuesday, 09 March 2010
Image

Ciyaartooy goroonka ku dhex dhacay kadib markuu wadnuhu istaagay. Endurance Idahor, 25, oo ah ciyaartooy Nigirian ciyaara kubada cagta ayaa garoonka dhexdiisa iyadoo ciyaartii socoto ku dhex dhacay kadib markuu wadnuhu istaagay, halkaasna ku dhintay. Ciyaartan oo lagu ciyaarayey magaalo madaxda... Read more...
Sven-Göran Eriksson oo lawada xaajoonaya Ivory coast
Friday, 05 March 2010

Tobabaraha Swidhiska ah ee Sven-Göran Eriksonn ayaa wada hadal u socdaa dalka Ivory Cost. "waanu kulannay" - Sven-Göran (Wararkiimaanta) - Markii kooxda Nigiria iska diiday Sven-Göran ayaa imika laga yaabaa inuu shaqo kale helo. Gudida kubada cagta ee dalka Ivory Cost ayaa shabakadooda... Read more...
TOP 10 - OLYMPIC 2010
Thursday, 04 March 2010
Image

Ciyaarihii Olympicada ee VANCOUVER 2010 ayaa la soo gabogabeyey. hadaba waxaanu halkan idiinku soo bandhigaynaa top 10 kii, amba tobankii wadan ee ugu biladaha badnaa, kuwaas oo ah: USA = 37 biladood Germany = 30 biladood Canada = 26 biladood Norway = 23 biladood Austria = 16 biladood Russia = 15... Read more...
JABKII RAMSEY - FAALAYNTII WENGER
Sunday, 28 February 2010
Image

ARSENAL AYAA ARGAGAXDAY INKASTOOY BADIYEEN - LAACIBKA AARON RAMSEY, 19 OO SI XUN U JABAY "Uma maleynayo inay nasiib xumo keliya tahay dhaawaca faraha badan ee mar walba nagu dhaca" - Wenger. "Waa markii labaad ee anagoo koobka hiigsanayna tan oo kale nagu dhacdo" - Cesc Fabregas. Ciyaar ay iskugu... Read more...
BEDELKII OWEN,GOOLKII ROONEY IYO GUUSHII MANUNITED
Sunday, 28 February 2010
Image

Rooney oo guulshii koobka liiga England usoo hooyey kooxdiisa Man united. Xidiga Rooney oo rabay inoo bilaabo ciyaarta finalka ayaa loo diiday oo miiska badalka fadhiyey. kadib markii Micheal Owen dhaawacmay ayaa la soo geliyey Rooney. Owen oo isagu ciyaar fican ciyaarayay dhaliyeyna goolkii hore... Read more...
BURBURKA HARGEISA STADIUM
Saturday, 20 February 2010
Image

BAABA' KA MUUQDA HARGEISA STADIUM WAA CALAAMADA LAGU GARTO WAXQABAD LA'AANTA DAWALADA    Read more...
OLYMPIC GAMES: NINKII UGU HOREEYEY EE AFRIKA U FUULAY SKY
Thursday, 18 February 2010
Image

NINKII UGU HOREEYEY EE AFRIKADA MADOW UGA QEYB GALA CIYAARAHA SKI GA EE WINTER OLOMBICADA   Read more...
DOWLAD DADKEEDA DAGAAL KULA JIRTA
Sunday, 09 May 2010
Image

Maqaal: Dawlad Dadkeedii Dagaal Kula jirta Yaab badanaa adduunyadu, tanna ma sugaynay. Maamulka Hadda ka taliya Somaliland ee uu hogaanka u hayo xisbiga sii liicaya ee UDUB, wuxu caado ka dhigtay inuu ka saso hadhkiisa. Wuxuba marayaa waqti uu ilaaway hawshii loo igmaday , wuxu ka indho beelay... Read more...
La soco UDUB plan A iyo UDUB plan B - qalinkii Amina H. Mohamud Elmi
Friday, 07 May 2010

Warbixin ku saabsan UDUB plan A iyo B oo kooban. Marka aad xasuusataan hadaladii Riyaale laga maqlaayey markuu telefoonka ku hadlaayey kuna saabsanaa in aanu ku qanacsaneyn waqtiga doorashada loo qabtey iyo habka commissionku wax u wadaan ee aan hore idiinku soo gudbiyey. Marka aad tixraacdaan ... Read more...
DOORASHADA MADAXTOOYADU GOORMA AYAY DHACAYSAA
Saturday, 01 May 2010

 DOORASHADU GOORMA AYAY DHACAYSAA ? Su,aashan ayaa ah su,aasha ugu badan ee ay is waydiinayaan dadwaynaha somalilanderka ah gudo iyo dibadba how badnaadan dadka qurba jooga ah oo aad u daneynaaya sidii ay uga soo qayb gali lahaayeen doorashadan dalkana ay u iman lahaayeen  si ay goobjoog ugu... Read more...
HAMBALYO IYO TAAGEERO
Friday, 30 April 2010

Anigoo ku hadlaaya magaca gudidda Kulmiye ee caasimada Sweden Stockholm iyo magaca xubno ka tirsan gudidda fulinta xisbiga ee Sweden oo i wakiisheyba  iyomagaca taageereyaasha xisbigaba ee ku sugan gobolka caasimada ee Stockholm, waxaanu aad u soo dhoweyneynaa magacaabida ... Read more...
ISAGAABA YAABAY
Sunday, 25 April 2010
Image

ISAGAABA YAABAY Xasan C. Madar nabaadiino@yahoo.com Siduu u joogay uun buu mar is yidhi miyaad dalkiiba tagtid? Immisa gu’ buu meesha joogay? Su’aashaa maanta ka horba ismuu weydiin. Yaraan buu ka yimid oo qurbaha ku soo galay. Intii uu joogay qaadkii ma yimid iyo halkaynu fadhiisannaaba ... Read more...
UDUB WAA AAYAHA DALKA
Monday, 12 April 2010
Image

Sida ayanu ka wada war qabno dalka Somaliland waxaa uu leeyahay sedex xisbi qaran, tan iyo maalintii lagu dhawaaqay nidaamka xisbiyada faraha badan hogaanka dalka Somaliland waxaa mayalka u haya xisbiga UDUB oo ah xisbi ay ka muuqdaan dhamaan beelaha daga dalka somaliland. UDUB waa xisbiga hir... Read more...
Rayaale ma garawsaday inay wasiiradiisu cidlo dhigeen?
Sunday, 11 April 2010
Image

Rayaale ma garawsaday inay wasiiradiisu cidlo dhigeen? Waa ayaan daro in madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin aanu weli garawsan in wasiirada ku jira golaha xukuumadiisu ay soo taageen fagaare gamaahiir ah oo aanay cidi taagnayn, ilaa iyo cid karhaysa mooyaanee.Rayalcaamka dadweynah reer Somaliland... Read more...
KELIGII TALIYE NOOCAN OO KALE AH ADUUNKA WAXAA KUHADHSAN DAAHIR RIYAALE IYO HOGAAMIYAHA WADANKA NORTH KOREA Mr KIM Jong
Saturday, 10 April 2010
Image

KELIGII TALIYE NOOCAN OO KALE AH ADUUNKA WAXAA KUHADHSAN DAAHIR RIYAALE IYO HOGAAMIYAHA WADANKA NORTH KOREA Mr KIM Jong Waxa wax aad iyo aad looga yaqyaqsoodo ama loola yaabo ah hadal ka soo yeedhay Wasiirka warfaafinta Dawlada Somaliand mudane Ahmed Xaaji Daahir . Hadalkaas oo uu si ba,an ugu... Read more...
MA GOLE BARLAMAAN MISE GOLE CEEBEED ?
Saturday, 10 April 2010

Marka ay doodaha ceebeed la soo shir tagaan ma xishoodayaasha casriga, iyadoo ay isku heystaan wax ay xoolahaba ka shiixi lahaayeen inay isku qabsadeen, warbaahintuna ogolaato inay soo tebiyaan hadalo qufac u dhigma, qofkii damiir lihi god dheer ayuu galayaa si uusan marqaati ugu noqon ceebta... Read more...
(NIN ISKA DHINTEY) SHEEKO XIISO BADAN IYO NOLOSHA QURBAHA
Thursday, 08 April 2010

                                           Nin iska dhintay                      Waa dhammaadkii nofembar. Saacaddu saddexdii galabnimo wax badan ma ay dhaafin haddana waa habeen. Waxaa la moodaa saqdhexe. Nalalka waddooyinka oo aan... Read more...
TACSI AY DIRAYAAN DHAMAAN REER JÖNKÖPING (SWEDEN)
Thursday, 08 April 2010

TACSI AY DIRAYAAN DHAMAAN REER JÖNKÖPING (SWEDEN)  Dhamaan jaliyada dagan JÖNKÖPIN oo magacyadooda halkan aanu kusoo koobi karayn Waxay tacsi udirayaan REER IIMAN MAGAN FARAX oo hooyadood KHADIJA YUSUF ILMI ku geeriyootay dalka DJBOUTI magalada  DJIBOUTI markay tariikhdu ahyd... Read more...
dhaqanxumada qurbajoogga-weydiimo
Monday, 05 April 2010
Image

Dhaqanxumada Qurbajoogga – weydiimo Dhaqanxumada Qurbajoogta Maryooleyda Qaarkood Miyaad qurbaha ku aragtay dad isku dal, dir, diir, diin iyo dan ah oo iyagu isku duullaan ah oo is-dabarjaraya? Miyaad qurbaha ku aragtay dad isku qowmiyad qurbajoog ah oo qoloqolo u kala qoqoban? Miyaad qurbaha... Read more...
DHARAARIHII ARDEYNIMO IYO SABABIHII U TALLOWGII SNM
Monday, 05 April 2010
Image

Dharaarihii Ardaynimo iyo Sababihii u Tallowga SNMWq. Maxamed Baashe X. Xasan April 05, 2010 Maxamed Baashe X. Xasan xilligii uu ardayga ka ahaa Hargeysa 1982. Ayaamo ayay ahaayeen rajooyin iyo higsiyo nololeed ‘tif iyo midhiq’ ka yihiin oo ka buuxaan, cajaledda xusuustuna ay marba dib u soo... Read more...
HALYEY MISE DADQAL?
Sunday, 04 April 2010

  Maxamed Cali Samatar waxaa ku oogan dacwad ah dad gumaad uu geystay xilligii uu ahaa jananka ugu sarreeya askartii Oktoobar gaar ahaan sannadkii 1988. Waa dhagar lagu eedoobo ta ugu foolxun. Isaga qudhiisa ayaa warbaahinta caalamka ka qirtay in uu lahaa amarkii Hargeysa lagu dumiyey. Amarkii... Read more...
SNM. TAARIIKHDU DADKEY HAGTAA, QALINKII MOHAMED BAASHE XAAJI HASSAN
Sunday, 04 April 2010

SNM: Taariikhdu Dadkay Hagtaa!. Qalinkii Maxamed Baashe Xaaji Xasan   Wixii libtooyo ama guulo halgankii SNM ka biqlay maxsuul ahaan dadka (Somaliland) waa u dhex oo maanta iyo berrito toonna lama kala sheegan karo, taariikh ahaan se gadood dhacayba goobtiisa ayuu lahaa, berritona... Read more...
(NIN GUMOOBEY ) SHEEKO AAD U XIISO BADAN IYO NOLOSHA QURBAHA
Saturday, 03 April 2010
Image

Nin Gumoobay by Ibraahin Yuusuf Axmed Juun, juun, juun. Qofka bisha juun Iswiidhan soo galaa wuxuu moodayaa janno. Kaymuhu cagaaranaa! Dhirtu dhaadheeraa oo qurxoonaa! Dhulku doog iyo ubax badanaa! Maxaa balli iyo haro galac leh! Maxaa tog iyo webi meel walba qulqulaya! Magaaladu nadiifsanaa oo... Read more...
HAMBALYO KA TIMID JAALIYADA JÖNKÖPING EE DALKA SWEDEN
Thursday, 01 April 2010
Image

JALIYADA JÖNKÖPING EE DALKA SWEDEN OO HAMBALYO UDIRAYSA   Dhamaan jaliyada SOMALILAND EE JÖNKÖPING odayaal, dhalinyaro iyo haweenku waxay halkan ka hambalyaynayaan MUSTAFE MAXAMUD SH-MUXUMAD (KHABAARI) oo dhawan loomagacabay gudomiyaha dhalinyarada ee xisbiga UCID ee dalka SWEDEN tariikhdu... Read more...
We say No to the President of Somaliland for his illegitimate dismissal of Hargeisa Regional Health
Thursday, 01 April 2010
Image

We say No to the President of Somaliland for his illegitimate dismissal of Hargeisa Regional Health The Hargeisa Regional Health Board has been rehabilitating and rebuilding Hargeisa Group Hospital -the biggest referral hospital in Somaliland from 1991-up to now on a volunteer basis. The president... Read more...
NIMCO DAREEN IYO HABENKII JÖNKÖPING
Sunday, 28 March 2010
Image

NIMCO DAREEN IYO HABENKII JÖNKÖPING Waxa habeenkii Sabtida ee bisha Mars ahayd 27 kusoo ban dhigtay fan-masraxeed aad iyo aad looso agasimay magaalada JÖNKÖPIN ee dalka SWEDEN fananada caanka ah ee Nimco Dareen. Fananada Nimco Dareen oo ay ahayd markii ugu horaysay ee ay ka heesto... Read more...
XAFLAD LAGUSOO DHAWEYNAYEY AAMINA-WERIS SH MAXAMED IYO ILHAAN MAXAMED OO KA DHACDAY CARDIFF.
Wednesday, 24 March 2010
Image

XAFLAD LAGUSOO DHAWEYNAYEY AAMINA-WERIS SH MAXAMED IYO ILHAAN MAXAMED OO KA DHACDAY CARDIFF. Haweenka Xisbiga KULMIYE ee magaalada Cardiff ee Gobolka Welis ee dalka UK, ayaa xaflad ballaadhan oo si heersare ah loo soo qabanqaabiyey ku qaabiley Marwada Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Marwo Aamina... Read more...
Somaliland: America’s underestimated friend . by Bashir Goth
Wednesday, 24 March 2010
Image

Somaliland: America’s underestimated friend   Think about Somalia and all that jumps to mind is the image of a lawless country where extremist forces have turned it into killing fields, where people are butchered, maimed and their dignities and human rights are trampled on in the name of a... Read more...
MAXAA HORTAAGAN IN DOORASHADA MUDADEEDII ILAA IMIKA AAN LA SHAACIN
Wednesday, 24 March 2010
Image

    Maxaa hortaagan in doorashada mudadeedii ilaa imika aan la shaacin     Waxaa iminka ka soo wareegay mudo lix bilood ah wakhtigiiheshiiska sadexda Xisbi ku gaadheen lixda qodob. Heshiiskaa ooshantiisii qodob ee kale la fuliyay ayaa iminka qodobka kaliya eehadhsan yahay... Read more...
HEES LA YIDHAA BARAARUG BY ABDULLAHI MOHAMED DABEY
Monday, 22 March 2010
Image

Heestan  waxay ka turjumaysaa wacyiga ka taagan Somaliland, oo nidaamkii curdanka ahaa iyo hankii bulshadu hiigsanaysay oo maanta sii gudhaya, cidii maamaulka iyo talada gacanta ugu haysayna aad ka dareemaysid inaan talaba layska waydiinin meesha wax loo wado iyo meeshay u socdaan. Waxay... Read more...
Warqad furan ku: Madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin
Monday, 22 March 2010
Image

Warqad furan ku: Madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin Mudane madaxweyne, Waxaan adiga iyo shacbi weynaha Somaliland-ba hawada idiin soo marinayaa salaanta islaamka. Salaantaa kadib, waxaa farxad weyn ii ah in aan kusoo diro warqadan furan; taas oo xanbaarsan wanaag iyo waano,... Read more...
VIDEO - WARAYESI: GUD/XIGEENKA KULMIYE
Friday, 19 March 2010
Image

WARYSI GUDOOMIYE KUXIGEENKA 2:AAD EE XISBIGA KULMIYE. Mud. Abdirahman Abdiqaadir oo waraysi dhinacyo badan taabanaya sii TVSLEU. Daawasho wacan
Dalka HOLLAND oo u Muuqda Dal Dulqaadkii Nacayb ku Bedelay
Thursday, 18 March 2010
Image

Ma laga yaabaa inuu noqdo Ra’isul Wasaaraha (PM) cusub ee Holland? (Mr. Geert Wilders, Hoggaamiyaha Xisbiga Cunsiriga ah PVV- Party for Freedom- ee Holland) By: Archit-Eng. Hussein Adan Igeh <Hussein Deyr> | Holland &UK| 1. Hordhac: Weerarradii argagexiso ee ka dhacay dalka Maraykanka... Read more...
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN
Monday, 15 March 2010
Image

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN, INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN GEERIDU WAA XAQ. HADAANU NAHAY GUDIGA GUUD EE XUSBIGA KULMIYE, GUDIYADA LAAMAHA KULMIYE IYO DHAMAAN TAAGEERAYAA XUSBIGA KULMIYE EE DALKA SWEDEN,  WAXAANU HALKAN TACSI UGA SOO DIREYNAA GUDOOMIYAHA XUSBIGA KULMIYE... Read more...
CODKAAGA KU CIIL BAX - 24- Warbixintii Xuquuqda Aadmiga 2009 ee Xukumada Mareykanka iyo Somaliland
Monday, 15 March 2010
Image

Wasaarada Khaarajiga Maraykanka oo soo saartay Warbixin daaha ka rogtay boogaha Xukuumadda Rayaale Waa sanadkii labaad ee dawladda Maraykan si ba'an u durtay nidaamka uu Madaxweyne Riyaale dalka ku hago, iyadoo soo qaadatay falalka ka dhanka ah xuquuqda muwaadinka. Waxa ay taabatay xadhiga... Read more...
Musuq Maasuq Ma lay Baraa Maxjar Diin Ma Lay Furaa
Monday, 15 March 2010
Image

Musuq Maasuq Ma lay Baraa Maxjar Diin Ma Lay Furaa  ... Read more...
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN
Monday, 15 March 2010

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUNGudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulnmiye Mujaahid Muuse Biixi cabdi, Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Cabdiraxmaan saylici, iyo Xoghayaha guudba , iyagoo ku hadlaaya magacooda, iyo kan guud ahaaneed ee Xisbiga Gudaha iyo Dibedaba waxa ay tacsi u... Read more...